Rukunsoft Rental System waa nidaam casri ah oo loogu talagalay maareynta kirada guryaha iyo gawaarida, si ganacsiyada rental-ka ay u helaan maamulka heshiisyada, lacag bixinta, macaamiisha, iyo dabagal buuxa hal meel.